Dood ku saabsan arinta Kismaayo oo intaan magaalada la qaban dhacday (Daawo)
October 4, 2012
BN: Dood xiiso leh oo ku saabsan arimaha jubooyinka, gaar ahaan Kismaayo kana qayb galeen garabayo is diidan ayaa TVga Somalichanel qabtay mudo aan dheerayn, balse ka horaysay intaan magaalada la qaban. Daawasho wacan.