BULSHO NEWS

Nimco Dareen ” In dumar ahaan la ii dilo waa ceeb, ninkii dagaal rabo Liyuu-Booliska ha u yimaado” Daawo waraysi xasaasi ah.

BN: Fanaanada Nimco Dareen oo bixisay waraysi xasaasi ah oo meelo badan taabanaya ayaa ka hadashay gacan qaadkii loogu gaystay Nairobi, hees ay horay ONLF ugu qaaday oo ay ka shalaayayso, is barbar dhiga waxay deegaanka ka aaminsanayd ka hor intayna iman iyo waxay indhaheeda ku aragtay iyo arimo kale. Daawasho wacan:

Bulshonews.com

TOOLS
WARAYSIYO
ENGLISH NEWS
TAHNIYADO
ENGLISH ARTICLES