0

Saraakiil ka tirsan maamulka Jubaland ayaa sheegay in inka badan 20 qof ay cururka COVID-19 u geeriyoodeen dagmada Xagar ee Gobolka Jubada Hoose oo ay maamulaan kooxda Al-Shabaab, waxaana dadkii ugu badnaa oo qaba cudurkaasi la dhigay Cisbitaalada Kismaayo iyo Afmadoow.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Jubaland ay sheegeen in laba kacleynta Cudurka COVID-19 uu saameyn weyn ku yeeshay dadka ku nool dhulka miyiga.

Faah-faahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Adan Maxamed Salaad.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *