0

Tababaraha Leicester City Brendan Rodgers ayaa lagu soo waramayaa inuu guri ka raadsanayo xaafada Cheshire xilli uu ku dhawyahay in uu shaqada tababaranimo ka badalo tababare Ole Gunnar Solskjaer.

Man United ayaa Rodgers u calaamadsatay badalka Solskjaer xilli ay kooxdu qaab ciyaareed liita ku jirto tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedkan.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in uu Rodgers Haatanba heshiis afka ah la gaadhay man United laakiin sugayo ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan si uu u noqdo tababaraha kooxda.

Sida laga soo xigtay The Sun, Rodgers ayaa bilaabay in uu Guri ka raadsado degamada Cheshire taas oo dabka ku sii shiday in uu noqon doono tababaraha cusub ee Man United.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *