0

Barcelona ayaa guul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Dynamo Kyiv ka dib ciyaar  weerar aheyd

Barca  weerar ahaan aad ayay wacnaayeen balse in shabaqa ay soo taabtaan ayaa waqti ku qaadatay marka la eego daafaca adag ee ay sameynayeen Dynamo Kyiv.

Barca kubadda heer dhan %66 waxaana qeybtii hore hor istagaya birta shabaqa Dynamo Kyiv , waxa ayna kubadda Barca ka socotay garbaha .

Gool cajiib ah ayay heleen dhamaadkii waxaana dhaliyay Fati daqiiqadii 70-aad

Kooxda garoonka waxa ay ku tiirsanayeen kubadaha rogaal celiska ah mararka qaarna halis ayay ahaayeen waxaana dilayay go`aano deg deg ah oo ay qaadanayeen .

Barcelona kulankaan waa wacnaayeen marka laga yimaado daafaca adkaa oo ay wajahayeen waxa ayna ciyaarayeen kubad weerar ah kaliyana nasiibka ayaa ka maqnaa ., waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay halkaas gool

 


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *