0

Inkasta oo aan wali la gaadhin bartamaha xilli ciyaareedka hadana Barcelona ayaa isha ku haysa suuqa kala iibsiga xagaaga iyo xoojinta kooxdeeda.

Barcelona ayaa sanadihii ugu dambeeyay wayday xiddigo muhiim ah sida Messi, Suarez iyo Griezmann iyo xiddigo kale oo badan sabab la xidhiidha xaalada ay kooxdu ku jirt.

Wargayska Sport ayaa sheegay in ay kooxda Barcelona diyaarinayso qorshe ay ku doonayso in ay qaab xor ah ku hesho xiddigo cajiib ah xagaaga dambe si ay ugu xoojiso kooxdeeda.

Xagaagii hore Barcelona ayaa suuqa kala soo wareegtay xiddigo xor ah oo ay ka mid yihiin xiddiaha Sergio Aguero iyo Depay kuwaas oo ay doonayeen in ay ku xoojiyaan kooxda.

Xiddigaha Paul Dybala, Kylian Mbappe, Franck Kessié, Lorenzo Insigne, Lorenzo Pellegrini Iyo Paul Pogba ayaa ka mid ah xiddigaha ay kooxda Barcelona si gaar ah ula socota.

Sii Akhriso: Gabadha Xisoodka Badan Mise Gabadha Geesiyada Ah? Midee Ragga Aadka U Soo Jiidata.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *