Biidhi Qaatayaashiyo, Biixi Iyo Saleebaan, Bamkii Qarax Ayaaseen,Qarankii Bay Burburiyeen.


Spread the love
W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILLAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASH.

 

BEESHADHEXE BADHKEDIYO,

BARI IYO GALBEEDKII (BBBIG),

BOQORTOOYO MA OGOLA,

MAAMUL BAY KU BAAQEEN,

BAQIGIINA SOO HADHAYNA,

BIIDHI QAATAYAASHIYO,

BIIXI IYO SALEEBAAN,

BAARKA INAAD U FEEDHAN,

BIRIISHKAY DHIGANAYAAN,

BERBERA IYO GABIILAY,

BILAYS UGA AHAATAAN,

BEERITAAN COLAADIYO,

BEELA KALA FOGEYANTOD,

BELAYADAY KU NAAXAAN,

BOODH KAGAMA DUULOO,

BADHADHAY KA QAADAN,

WELIBA WAY UGU BADISA,

QARANKII BURBURIYOO,

DOORKANAY KU BAXAYAN,

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


Like it? Share with your friends!