0

Ciidamada Booliska ayaa ku xidhay Magalada Gabiley wariye Maxamed Cabdi Cumar oo ka tirsan Telefishanka SBC, iyadoo ururka difaaca xuquuda suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA uu ku tilmaamay sharci darro ah xadhiga wariyahn.

Geesta kale xukuumada Somaliland ayaan wali ka hadlin xadhiga Maxamed Abdi Cumar.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *