C/rashiid Maxamed Xidig oo loo doortay Xubin kamid ah Gollaha shacabka.


Spread the love

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga, #Hop072.

Guddiga ayaa shegay in C/rashiid Maxamed Xidig uu ku guuleystay kursiga Sumadiisu tahay Hop-072, kadib markii uu helay Codad gaaraya 75 cod,halka musharaxii la tartamayay oo ahaa C/samad Maxamed C/laahi uu isna helay 18 cod.

Waxaana halaabay 2 cod sida uu shaaciyey gudoomiyaha.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments