0

Warbaahinta Britain ayaa hadal haysa Cali Abukar Cali oo 20 jir ah Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray xilli uu ku howlanaa badbaadinta haweeney 82 jir ah oo iyaduna u geeriyootay weerar mindi ah oo lagu qaaday xilli ay ku sugneyd maqaaxi ku taal xaafadda Brentford ee woqootiga London.

– Allaha u naxariistee Cali waxaa uu ahaa nin dhalinyara ah oo haysta dhalashada Britain, asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa Haashim Ducaale oo kamid ah madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain oo ku sugan magaalada Leicester waxaa uu weydiiyay dareenkiisa.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *