0

Goolhayaha Kooxda Aston Villa ee Emiliano Martínez ayaa xiddiga Man United ee Cristiano Ronaldo ku cariyay in uu laagto rikooadhiis ay heshay kooxda Man United daqiiqadihii ugu dambeeyay.

Man United ayaa ku dambaysay 1/0 daqiiqadii 90-aad ayayna heleen rikoodho muhiim ah oo ay Red Devils ku dhalin karto goolka bar-baraha kuna badbaadin karto hal dhibic.

Markii la diyaarinayay rikoodhada Goolhaye Emiliano Martínez ayaa la arkay isaga oo Ronaldo u sheegaya in uu laagto Rikoodhada hadii uu wax isla hayo.

Ugu dambayn waxa rikoodhada laagtay Bruno Fernandes kaas oo cirka mariyay iskana khasaariyay fursad ay Man United ku bar-barayn lahayd uguna soo laaban lahayd ciyaarta.

Sii Akhriso: Waakan Ninka Ay Dumarka Oo Dhan Jecelyihiin, Xitaa U Dhiman Karaan

Martinez was daring Ronaldo to take the penalty instead of Bruno .. madman! 😭😭😭pic.twitter.com/JyxZNNGyM1

— Nees (@Nees_MM) September 25, 2021


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *