0

Kooxda chelsea ayaa isha ku haysa guusheedii 6-aad oo xidhiidh ah kulamada London Derbies ee martida markii ugu horaysay taariikhda marka ay la ciyaaraan Tottenham.

Kooxda Tuchel ayaa haatan ku jirta kaalinta 10-aad iyaa oo 10 dhibcood ka helay 4-tii kulan ee ugu horeeyay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Chelsea ayaa marti u noqon doonta Tottenham iyaga oo doonaya in ay gaadhaan guushoodii 6-aad kulamada London Derbies iyaga oo sidaas samayn doona markii ugu horaysay taariikhooda.

Kooxda Arsenal ayaa ah kooxda kaliya ee rikoodhkaas samaysay xilli ciyaareedkii 1988/1989 iyo 2013/2014.

Blues ayaa garaacday kooxaha Fulham, Tottenham, Crystal palace, West Ham iyo Arsenal 5-tii kulan ee ay ciyaareen ee kulamada London Derbies.

Sii Akhriso: Ma Kugu Dhacday In Gabadha Aad Jeceshahay Telefoonka Kaa Qaban Wayo Kadib Kugu Soo Celin Waydo, Ma Dhacday In Ay Ka Jawaabi Waydo Fariimahaaga, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *