0

Waxa maanta kulan xiiso leh ciyaari doona kooxaha Chelsea iyo Man City kulan ka dhici doona Stamford Bridge kana tirsan todobaadkii 6-aad ee premier League.

Labada kooxood ayaa ku hubaysan xiddigaha ugu fiican premier League waxana ay isha ku hayaan 3-da dhibcood ee kulanka maadama oo ayna dhibcuhu u qaybsamin labada kooxood.

Chelsea ayaa isha ku haysa in ay hogaanka u qabato premier League halka ay Man City doonayso in ay ka soo kabsato bar-barihii ay todobaadkii hore la galeen kooxda Southampyon.

Xiddigo badan oo labada kooxood ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah waxana ay muujiyeen tayadooda tan ilaa kulankii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka horyaalka premier League.

Ka hor kulanka waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo kooxda Man City ku leedahay xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 7 xiddig halka ay chelsea ku leedahay kaliya 4 xiddig.

Sii Akhriso: Waakan Ninka Ay Dumarka Oo Dhan Jecelyihiin, Xitaa U Dhiman Karaan

Chelsea and Man City combined XI


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *