0

Ciidamada Dowlada Yemen oo la wareegay deegaano horay oo haysteen maleeshiyada Xuutiyiinta, ka dib markiii labada dhinac uu dhex maray dagaal culus oo sababay geeri iyo dhaawac fara badan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo soo direy wariyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *