Cirro Iyo Faysal Maanta Tacsi Siyaasideed Aya U Taala.


Spread the love
Qore: MukhtarCilmi

Asalaamu calaykum
waraxmatulaahi wabarakaato.

 

Maahmaah somaaliyeed
aya tidhada Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay!!, imisa idin lahaa
Cirro iyo faysal way idin khiyaamayn!, xalay faysal isago lahadlaya qof aya
cajilad laga dubay isago been usheegaya qof ?!,cirro isagona wuu is qariyey
Karin marku xirsi diiday xalay loo sheegay in ururadu horeyaan oo ay saaxada ka
baxaysaan!!.

 

Madaxweyne muuse
biixi cabdi wuxuu cadeyey in isaga iyo gudiga doorashooyinka ay waafijinayaan
doorashada ururada kahor ta madaxtooyada oo halkaas sedexda xisbi cosub ku
tartami doonaan doorashadda 13 November. Cirro reer waddaniyow wuu idin
khiyaamay, xirsow cirro wuu ku khiyaamay kana baxsaday!!. Hadaba waxan talo u
soo jeedinayaa bulshada isbedelka daninaya in ay ururada cosob taageeraan oo
tacbkooda yu ku lumin cirro iyo faysal mar danbe!!!! Caawa taczi aya idin taal

 

[email protected]


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments