0

Xiddigaha ugu waaweyn kubada cagta ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa soo maray todobaad la yaab leh tartamada ay ka qayb galaan iyada oo badal lagu sameeyay inkasta oo ay kooxohoodu goolal u baahanyihiin.

Ugu horayn Cristiano Ronaldo ayaa la badaly champions League iyada oo uu kulanku marayay bar-baro 1/1 ah iyaga oo la ciyaaraya kooxda Young Boys waxana la badalay Cristiano inkasta oo uu gool dhaliyay.

Kadib Waxa yimid wakhtigii Messi iyada oo Axadii la badalay kulankii ay PSG guusha ka gaadhay kooxda Lyon iyada oo kooxdiisu gool u baahantahay kadib markii uu Neymar dhaliyay goolka bar-baraha.

Cristiano iyo Messi ayaa si deg-deg ah u aqoonsanaya in ay gaadhay wakhtigii uu jidhkoodu bilaabayay in ayna ciyaari karin daqiiqad kasta waliba ay la qabsadaan sida uu xaalku yahay.

Sii Akhriso: Daraasad Lagu Ogaaday Sir Cajiib Ah Oo Kordhisa Quruxda Gabadha In Ka Badan Waxyaabaha La Isku Qurxiyo, Xitaa Ragga Ayaa U Waaja Dumarka Sidaas Sameeya.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *