0

Messi ayaa si weyn uga carooday badel lagu sameeyay kulankii PSG ku garaaceen Lyon

Kulankaas ka tirsanaa wareegga 6-aad ee  horyaalka France ayay PSG ku badiyeen 2/1

Messi ayaa daqiiqaddii 76-aad la badalay iyadoo badalkiisa la soo giliyay Ashraf Hakimi , waxaana la arkayay in uu si weyn uga carooday talaabadaas

Messi xittaa wuu iska indho tiray in uu salaamo macalinka waxaana wajigiisa ka muuqday , waxaa ka horeeyay in rigooradii PSG ay heleen in uusan laadin waxaana badalkiisa laaday Neymar.

Sii Akhriso: Daraasad Lagu Ogaaday Sir Cajiib Ah Oo Kordhisa Quruxda Gabadha In Ka Badan Waxyaabaha La Isku Qurxiyo, Xitaa Ragga Ayaa U Waaja Dumarka Sidaas Sameeya.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *