Dalkii Britain (Uk) Miyuu Burburyaa ?


Spread the love

Dalka Birtain wax badan oo horumar ah ayuu dunida

Dhimashadii boqorada ingiriiska Queen Elizabet waxa uu s soo
dhaweeyay burburkii dalka Britain.

 
Boqortooyadii la odhan jiray qoraxdu kama dhacdo)ee daafaha
caalamka ka talin jirtay ( Africa- Asia- New zeeland- Australia – Canada
-Carrebean iyo dalal kale oo badan oo qaaradaha dunida ku kala yaala.

 
14 dal ayaa hoos yimaadda iminka boqortooyada Britain ,
sanadkii hore 2021-kii ayaa ay mid xornimo ka qaadatay .

 
iyo 56 dawladood oo commonwealth-ka ka tirsan oo laakiin
madax banaani haysta .

 
Dalka Birtain wax badan oo horumar ah ayuu dunida u
horseeday oo gaadhsiiyay dhInaca ( warshadaha -caafimaadka- waxbarashada - dawladnimada
-magaalo sida loo samaysto iyo nidaamka dimuqraadiga ah iyo doorashooyinka iyo
axzaabta ) iyo waxyaabo kale oo badan , oo aan la soo koobi karayn.

 
Hadana dhibaatooyin fara badan ayay dunida u geysteen (
boqortooyadii ingiriiska oo ilaa iminka taagan oo dagaal iyo dhimasho badan ku
haya dunida

 
( oo 2-ba dal oo kasta oo deris ah way isa sudheen,oo xuduud
iyo dhul ayay isku haystaan) waxaas oo dhan oo khilaaf dunida ka jira iyagaa
sababay )

 
Maanta Boqortooyadii Britain dawladihii hoos iman jiray ,
way ka sii wada socdaan, oo waxay ku talo jiraan in ay ka baxaan ./

 
Waxa kale oo ka hortimi dhibaatooyin dhaqaale oo aad u xun

 
oo ay ka mid tahay ( prexit)ka bixitaankoodii suuqa (EC) iyo dalalka europe , arintaas oo ahayd mid
aanay filanayn oo ku talo gelin siyaasiyiinta dalka Britain, oo sababtay in uu
iscasilo ra,iisal wasaarihii dalka David Cameroon ( guul daradaa ku timi awgeed) .

 
( xisaab qaldan ayay
ahayd ).

Waxaa hadana ku xigtay dhibaatadii dhaqaale ee xumayd ee uu
sababay xanuunka covid 19-kii
 
xanuunkaas oo caalamka oo dhan kala xidhay oo dhaqaale xumi
u geystay beesha caalamka oo dhan .

oo dhaqalihii aduunka oo dhan dhulka geliyay .

 
Maantana waxa ka taagan siyaasad xumo iyo asqo siyaasadeed
oo ay siyaasiyiintii dalka ay xal wanaaagsan u la


Like it? Share with your friends!