0

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao cup-ka iyada oo kooxaha isugu soo hadhay tartanka ay isaga hor iman doonaan

Kooxaha waaweyn ee Man City, Liverpool, Chelsea iyo Arsenal ayaa ogaaday isku aadka kooxaha ay ku aadi doonaan wareega 4-aad ee tartanka  Caraboa cup-ka.

Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta Southampton halka ay Arsenal ku aaday kooxda Leeds United kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka West Ham iyo Man City.

Kulamada wareega 4 dhamaadka tartanka Carabaa cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 25 bisha October ee soo socota

Halkan Kaga bogo isku aadka:

Chelsea v Southampton

Arsenal v Leeds United

Stoke City Vs Brentford

West Ham Vs Man City

Leicester City Vs Brighton

Burnley Vs Tottenham

QPR Vs Sunderland

Preston Vs Liverpool

Sii Akhriso: Ma jiraa Wiil Kaa Qortay Lambarkaaga, Ma Sugaysaa In Uu Kula Soo Xidhiidho, Ma Dhacday In Uu Kula Soo Xidhiidhi Waayo, Ma Is Waydiinaysaa Sababaha Ka Dambeeya, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *