Deg Deg Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho


Spread the love

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo katirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo wadada u xirneyd maadaama dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Msgaalada Muqdisho ka socoto doorashada Golaha Shacabka

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Isgoyska Ceelgaabta oo ay ku sugnaayeen Ciidamo iyo dad Shacab ah, waxaana jira Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay qaraxa.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments