0

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ka ka tagay qurbaha gaar ahaana dalka Maraykanka ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka billaabay maalgashi dhanka ganacsiga ah.

Dhalinyaradan ayaa magaalada kusoo kordhiyay adeeg baabuurta nooca Taksiga ah oo ay dadku ka dalban karaan khadka Internet-ka kadibna ay ku tagi karaan meesha ay rabaan.

Maxamed Xassan Nuur, oo muddo badan ku nool Maraykanka islamrkaana hadda kamid ah dhallinyaradii fikirkaan maalgashi ka galiyay Kenya ayaa magaalada Nairobi ugu warramay Wariyaha VOA-da ee Nairobi, Khadar Maxamuud Xareed.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *