Dhegaysa Nuxurka Qudbad Sanadeedka Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay


Spread the love

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa jeediyey khudbaddii sannadlaha ahayd ee State of the Union Address oo sannadkan kusoo aadday xilli uu dagaal ka jiro Yurub, isla markaana Maraykanku uusan weli ka guulaysan cudurka COVID-19.

Weriyahayaga Maxamed Cabdi Sandheere ayaa inoo soo koobaya khudbaddii madaxweynaha.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments