0

Sida ku cad warqada ka soo baxday Ra iisil wasaraha Soomaliya ee Xil gaarsiinta ee xilka looga qaaday Taliyahii hore ee Nabad Sugida Fahad Yasiin oo markii Danbe warqad wiifta ah uu ka soo daba tuuray Madaxweynahq xilkiisa dhamaaday in aan xilka laga qaadi karin ayaa hadaba u muuqata in warqada Farmaajo shaqeyneynin dhowr arin oo is biirsatay

1 maaha markii ugu horeysay ee Ra iisal wasare iyo Golahiisa wasiirada Xilka ka qaadaan Taliye Nabad sugida waxuuna xilka ka qaadeen

7.9.2014 Kulan deg deg ay oo ay Muqdisho ay ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga qaaday Sanbaloolshe Taliyqha Nabad Sugida

Iyadoona 29.10.2017 xilka sidaa oo kale Xilka uga qaadeen Golaha Wasiirada Sanbalooshen

Marka waxaa cad in Ra iisal wasaraha awood u Lee yahay in uu shaqa joojin ku sameen karo Taliyaha Nabad sugida waayo hadiina sharciyad u heysan kama qaadi laheen Taliyaha Nabad sugida Golahiisa wasiirada

Hadaba maxaa Go aan Rooble adkeen karo Xil ka qaadista Fahad Yasiin

1 madaxweynaha ma heysta shaciyad waxuu xilkiisa ku ekaa 8.2.2021 waxuuna Baarlamaanka hortiisa awooda Dalka ku wareejiyey Ra iisal wasarah

2 Rooble waxuu Taageero ka heystaa Maamul Goboleydyada iyo Beesha Caalamka kuwaa oo taageeri doino go aanka Ra iisal wasare Rooble

3 Fahad waxaa loo heystaa Danbi ah in uu dilay haweenay lagu magacqqbo Ikraam Tahliil

Hadaba waxaa is weydiin mudqn 29.10.2017 xiligaa uu sharciyada uu heystay Farmaajo hadiina sharci aheyn Xil qaadista Taliyaha Nabad sugida u joojin waayey waayo waa dastuur ilaaliyaha Madaxweynaha madaama maanta uh sharciyad heysan uu difaacaayo shaqsi Danbiilaa oo danbi ka galay.muwaadinad Soomaliyeed

Hadaba maxaa dhici doono 3 maalin soo socoto haduuna xilka wareejin Fahad Yasiin

1 waxaa xilka laga qaadi Doonaa dhowr Taliyaal iyo Ku xigeeno waxaana qaadi Doono xil qaadistaas Rooble

2 waxaa toos u soo faragalin doono Beesha Caalamka waxaana Farmaajo lagu war galin doonaa in uu u hogaasamo Amarka Ra iisal wasare Maxamed Xuseen Rooble


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *