Dugsiga Amiin Quran Online Oo Ah Dugsi Qurbajoogtu Aad Uga Faa’idayseen Oo Qaadanaya Arday Cusub Bishan!


Spread the love

November 12, 2022
Share0

*Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi qurbajoogtu aad uga faa’idayseen oo qaadanaya arday cusub bishan!*
WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub.
Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:
Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).
Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga . Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
Amiin Quran online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children that can’t able to understand Somali language.
Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : – 1) Quraanka kariimka ah2) Higaadda3) Xadiithka4) Caqiiqda islaamka5) Fiqhiga6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم7) Tarbiyadda caruurta8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka) 9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka 10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali
WhatsApp: +252634484123 IMO: +252634484123Telegram: +252634484123Skype: Amiin Quran Online Gmail: [email protected]
Booqo webiste ka dugsiga : www.Amiinquranonline.com

Share0


Like it? Share with your friends!