0

Kooxda Barcelona ayaa qarka u saaran in ay heshiis cusub ka oo 2 sano ah ka saxiixdaan xiddiga Ousmane Dembele.

Xiddiga reer France oo dhaawac ku seegay dhamaadka xilli ciyaareedkan ayuu heshiiskiiska Camp Nou dhici doonaa dhamaadka xilli ciyaareedkan taas oo la macno ah in uu heshiis hordhac ah bisha January.

Si kasta ha ahaatee kooxda Barcelona ayaa la sheegayaa in ay doonayso in ay sii haysato xiddiga waliba ka mid ahaado qorshaha weyn ee kooxda iyada oo madaxweynaha kooxda Joan Laporta wadahadalo kula jiro.

Sida laga soo xigtay wargayska Sport, Barcelona ayaa doonaysa in ay heshiis cusub oo 2 sano ah miiska u saartay xiddiga waliba lagu heshiiyay wax walba oo labada dhinaca ah kaliyana haatan hadhsantahay in uu xiddigu saxiixo heshiiska.

Xiddiga reer France ayaa xiiso ka helaya kooxda Man United kuwaas oo xitaa isku dayay saxiixiisa suuqii xagaaga laakiin Barcelona ayaa diiday isku daygoodii maadama ay doonayaan in ay sii haystaan xiddiga.

Sii Akhriso: Gabadheey, Ma Doonaysaa In Aad Guul Ka Gaadho Nolosha Guurka, Ma Doonaysaa In Aad Farxad Kula Noolaato Gacaliyahaaga, Iska Ilaali In Aad Ogolaato Guurka 6 Nooc Ee Ragga Ah.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *