Fardo Caan Ahaa Iyo Raggii Lahaa (1800 – 1900kii)


Spread the love

WQ: Tixmagabe Saleebaan.

 
1. Walhad, oo uu lahaa Raage Ugaas

2. Xiin-finiin, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan

3. Dhooddi-meer, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan

4. Xamar-feked, oo uu lahaa Cabdilaahi Suldaan
“Timacadde”

5. Shaywaal, oo uu lahaa Cali Aadan Gorayo
(Cali-dhuux)

6. Dab-la-tuuray, oo uu lahaa Aadan-galaydh,

7. Xamar-dawaaf, oo uu lahaa Faarax Xasan Cali
“Afcad”

8. Wayrax, oo uu lahaa Garaad Faarax Garaad Xirsi
“Wiil-waal”

9. Sac-waal, oo uu lahaa Col-u-joog Aadan Jugle

10. Looshaan, oo uu lahaa Ismaaciil Mire,

11. Qaabil, oo uu lahaa Ismaaciil Mire

12. Tuure, oo uu lahaa Ismaaciil Mire

13. Qadaw-caalimeed, oo uu lahaa Ismaaciil Mire

14. Maadays, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan

15. Xamar-dhidin, oo uu lahaa Xariir Mire, 1969kii
Xuddun, faraskii kaalinta 1aad galay,

16. Haad-weerar, oo uu lahaa Siciid Samakaab,

17. Maydhane, oo uu lahaa Cabdi Maacuun, 1983,
filinkii Sayidka ee Sheekh, ayuu kaalinta 1aad galay,

18.  Faraskii
Salaan Ducaale Cali Looge, ee magaalada Gar-adag, 1969kii kaalinta 1aad galay,
tartankii Maxamed X. Ibraahin Cigaal, qabtay?

19. Dhaaya-tiix, oo uu lahaa Cali Duulane,

20. Qalaw-taliye, oo uu lahaa Booslaaye,

21. Roor-godan oo uu lahaa Aadan-galaydh

22. Ashkir-heeli oo uu lahaa Axmed Muuse,

23. Guul-wade, oo uu lahaa Cali Bucul,

24. Xamar-seeri, oo uu lahaa Maxamuud Jaamac Daalin,

25. Jiidhe, oo uu lahaa Maxamuud-Jeerig ,

26. Laalays, oo uu lahaa Ciise Godan,

27. Raama-goray oo uu lahaa Garaad Cali Shire,

28. Jiidhe oo uu lagaa Maxamuud Jaarig,

29. Dhamme-daye oo uu lahaa Nuur Xaashi,

30. Kala-foge oo lahaa Cabdalle Ciise Garaad,

31. Soohaad oo uu lahaa Faarax Nuur Wacays,

Noo soo gudbi haddii aad garanayso fardo caan ah iyo
raggii lahaa?

WQ: Tixmagabe Saleebaan.

BiciidMagazine


Like it? Share with your friends!