0

Tababaraha ka tagay shaqada Man United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa fariin kama dambays ah u diray taageerayaasha kooxda Man United kadib markii laga caydhiyay shaqada Tababaranimo ee kooxda.

Man United ayaa maanta shaqada ka caydhisay tababare Solskjaer kadib markii ay koxdu guuldaro kala kulantay kooxda Watford Sabtidii kulan ka tirsanaa horyaalka premier league.

Solskjaer ayaa haatan si Rasmi ah uga tagay Magaalada Manchester isaga oo aaday dalkiisa Norway halkaas oo uu fasax u qaadan doono kadib markii uu bilaa shaqo noqday.

Kadib markii uu ka tagay garoonka tababarka Man United markii laga caydhiyay shaqada kooxda tababare Ole Gunnar Solskjær ayaa fariin u diray taageerayaasha Kooxda Man United.

Ole Gunnar Solskjær ayaa yidhi”Waxa ay ii ahayd sharaf in aan u shaqeeyo kooxda Man United”.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *