Galmudug: Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyey Magacyada Odayaasha 3 Kursi


Spread the love

Guddiga doorashooyinka Qaranka ee heer Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu soo bandhigay Liiska xubnaha Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa saddexda kursi, kuwaasi oo maalinta berri la xareyn doono sida uu qorshahu yahay.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments