Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada 8 kursi


Spread the love

Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka Doorasho ee 8 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka kuwaasi oo deegaan Doorashadooda tahay magaalada Dhuusamareeb.

WarSaxaafadeed ka soo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in 9 ilaa 10 bishaan la diiwaan gelin doono Musharixiinta u tartameysa kuraastan, hlaka 13 ilaa 14 bishaan la qabanayo Doorashada.

Hoos ka akhriso


Like it? Share with your friends!