Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Garoowe ku geeriyooday habeenkii Jimcaha


Spread the love

Rabbi ha u naxariisto garaad SaleebaanRabbi ha u anxariistee waxaa habeenkii xalay ee jimacada ku geeriyoodey magaalada Garoowe Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ahaa isimiada waaweyn ee Soomaaliya ee soo jireenka ah.Garaad Saleebaan ayaa ka mid ahaa ismiada fara ku tiriska ah ee ka nool asaasayaashii Puntland.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa isninimada loo caleema saarey isagaoo ah nin dhalinyaro ah, waxaana uu muddo ka soo shaqeeyey, nabadda, islaaxa iyo danta dadka ku dhaqan Puntland.Waxaa lagu wadaa in aaska Garaadka ay ka qaybgalaan, madaxda Puntland, kuwa dowladda federaalka ismimada Soomaaliyeed.Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun


Like it? Share with your friends!