Golaha Wasiirrada oo maanta la isugu yeeray kulan


Spread the love

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka ayaa maanta ka furmaaya Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa meelmarinta iyo soo bandhigida qorshe howleedka Golaha Wasiirradda.

Waxaa uu ku soo aadaya, xilli jimcihii weerar socday muddo 30 saacadood ah ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen Hoteelka Xayaat ee Muqdisho, kaasi oo uu khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay.


Like it? Share with your friends!