0

Google Maps ayaa ku digtay kooxda Man City kadib markii la badalay meelaha wax laga raadiyo iyada oo hadii aad ku qorto Google “Kuraas Madhan”uu si toos ah u soo baxayo garoonka Man City ee Etihad Stadium.

Marka aad ku qorto garoon madhan waxa si toos ah u soo baxaya garoonka Man City ee Etihad Stadium iyada oo la jabsaday Google si looga maadsado kooxda Man City.

Taageerayaasha premier League ayaa ku digtay kooxda Man City iyo taageerayaashooda sabab la xidhiidha garoonka madhan marka ay kooxdu ku ciyaarayso garoonkooda Etihad Stadium.

Dhacdadan ayaa imanaysa kadib markii tababaraha Man City ee Pep Guardiola taageerayaasha kooxdiisa ku dhaleeceeyay in ayna iman kulamada garoonkooda waliba ayna buuxin garoonka marka loo bar-bar dhigo kooxaha waaweyn ee premier Leageu.

Sii Akhriso: Ma jiraa Wiil Kaa Qortay Lambarkaaga, Ma Sugaysaa In Uu Kula Soo Xidhiidho, Ma Dhacday In Uu Kula Soo Xidhiidhi Waayo, Ma Is Waydiinaysaa Sababaha Ka Dambeeya, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *