Gudida Horuumarintaaay Milil Korkii Lama Dhayo.


Spread the love
W/Q: M Bashe

Marka hore waan salaamayaa cidkastoo Xil iska saartay inay la hadasho  Muse BIIXI iyo dhibaatada soo muuqatay ee UU
Muse KA dhex wado Haanakii Distoorka iyo doorashooyinka ee WADANKU ku socday oo
UU cadaystay Inaan cidi la tartamin ee xisbi qudha UU wadanka ka taliyo
sidaasuu Komishankii ku kala diray xisbiyadii QARANKA a ku baabiyey, SOMALIDU
waxay tidhaa BELAAYO MADAXAA LA qabataa Bay leeday ee daba la qabto male.
Belaayada ka JIRTA Somaliland ee Doorashadii diidan, ee Distoorku diidan, ee
xoolihii wadanka ku tagri falaysa, ee hebelaw ama Suldaan aw Xildhibaan Madaxa
jebel golihii Baarlamaanka feedh yaa faranji, shirgudoonka is laaya, isaguna UU
Faysal qacan u qaaday Waar GUDIDA HORUUMAR INTA ISKU SHEEGAYSA EE SULDAAN
FAALSIHII UU MUSE DOORTAY LAGA GARTAY MUSE AYAA IDINSOO DIRTAY MILILBAA KORKII
DHAYEYSAAN, DAGAALKA WADANKA KA SOCDA MUSE BILAA BAY MUSE A DAGAAL UUN BAA
JOOJIYAA EE SHEEKO UMA JEEDO OO WAA NIN KIBIRSAN OO XIDIGAA ISLA MARAYA.

 

WAA GUDIDA HORUUMAR INTA MUSE BIIXI LA BAXDAYEY DIB U FADHIISTO OO AFKII
NA KA JEEDIYA XISBIYADA OO LA JOOGA CARRABKIINA DALABTA LEH.

 

 

GUDOOMIYAHA HORUUMAR INTA IYO DOORASHOOYINKA

W/Q: M Bashe


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments