Ha noqon RAKE {Dhiirigalin}


Spread the love

Deegaanada Qaar Ayaa Sidaas Oo Kale Ah, Soomaaliyaba

Ku Dhax Rid Rake Ama Rah Digsi Dhexdiisa Kadibna Ku Shub
Biyo Oo Dabka Saar, Markasta Oo Ay Biyaha Heer Kulkooda Sare U Kaco Rakaha
Wuxuu Isku Dayayaa Inuu Awoodiisa Isugu Geeyo Sidii Uu Ula Falgali Lahaa Kulana
Qabsan Lahaa Cimmilada Wuuna Sameynayaa. Markasta Oo Kuleelka Sii Bato Jirkiisa
Ayaa Adjust Gareynaya Oo La Qabsanaya.

 
Marka Biyaha Ay Gaaraan Heerka Karkarka (Boiling Point)
Rakaha Wuxuu Awoodi Weynayaa Inuu Jirkiisa Qabatimo Cimilada Wuxuuna Isku
Dayayaa Inuu Baxsado Misana Ka Boodo Digsiga, Uma Suurtoo Galayso Taas Sababtoo
Ah Waxaa Ka Dhamaatay Awoodda Oo Wixii Uu Hayay Oo Dhan Wuxuu Isugu Geeyay Inuu
Jirkiisa Ku Adjust Gareeyo Cimilada Sii Kululaanayay. Kadibna Wuu Dhimanayaa..

 
Maxaa Dilay Rakaha Ama Raha? Waxaa Dilay Aqoon Darradiisa Uu
Kala Garan Waayay Marka Ay Tahay In La Boodo Iyo Marka Ay Tahay In Lala Falgalo
Lana Qabatimo Cimilada Jira.

Brahim Hassan

 
 
Cashirka Aan Ka Baraneeyno Wuxuu Yahay In Aad Kala Ogaato
Marka Ay Tahay In Aad Dhaqaaqdo Oo Aad Horay U Socoto Iyo Marka Ay Tahay In Aad
La Falgasho Deegaanka Aad Joogto, Waxaa Jira Dad Toxic Ah Oo Aan Mar Naba Is
Badalin Kuwaas Oo Sida Kaliya Ee Looga Badbaadi Karo Tahay In Laga Fogaado.

 
Deegaanada Qaar Ayaa Sidaas Oo Kale Ah, Soomaaliyaba Ha
Noqotee, Marka Aadan Arkeynin Rajo Waxaa Haboon Inaad Awoodaada, Waqtigaada Iyo
Hantidaada Ku Qasaarin Goobtaas Aan Wanaagsanayn.

Brahim Hassan


Like it? Share with your friends!