0

Muhiimada Antonio Rudiger ayaa ah inuu sii joogo Chelsea oo uu saxiixo qandaraas cusub iyadoo la isla dhexmarayo mustaqbalkiisa sida uu sheegay saxafiga reer Talyaani Fabrizio Romano.

Xiddiga 28 jirka ah ayuu heshiiskiisa haatan ee chelsea dhici doonaa xagaaga dambe waxana doonaya kooxo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Real Madrid iyo Bayern Munich waxana ay doonayaan in ay qaab xor ah ku helaan.

Warar kala duwan ayaa sheegaya in uu Rudiger doonayay in uu isaga tago Blues si uu tartan cusub u raadsado.

Laakiin sida laga soo xigtay Romano, xiddiga reer Germany ayaa doonaya in uu sii joogo kooxda chelsea iyo premier league laakiin ayna kooxdu wali xiddiga kala heshiin qandaraas cusub.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *