0

United ayaa kulankaan galeysa iyadoo ka soo hartay tartanka EFL cup-ka balse bandhigooda horyaalka uu wacan yahay

Xogta Kulanka

*Halka guul ee Aston ee qeybta ka ah 45-tii kulan ee hore ee Old Trafford waxa uu ahaa December 2009-kii

*Guul-daradaas ayaa ah tan kaliya ee United   34-kii kulan ee la soo dhaafay ee ay Aston Villa la ciyaareen ,  26 guul iyo 7 bar bar dhac ayay galeen

* United waa bilaa guul darro 5 kulan oo furitaanka horyaallka ah , waana markii labaad ee ay sidaas sameynayaan 10 xilli ciyaareed , 8 kulan ayay sidaas sameeyeen xilli ciyaareedkii 2027/2018-kii

*7-dii kulan ee ugu dambeeyay United ee ay guul dareysteen waxaa ay ka dhaceen Old Trafford dhamaantoodna waa PL .

*Bruno Fernandes sedex gool ayuu ku leeyahay Aston Villa dhamaan waa rigoore

*Aston Villa waa ay guul dareyteen labadii kulan ee ay banaanka garoonkooda ku soo ciyaareen  iyadoo horyaalka la joogo

  • Ashley Young oo kooxdiisa hore ka ka hor tagaya ayaa United u saftay 261 kulan inta u dhaxeysay 2011/2020.

Sii Akhriso: Fariimo Jacayl: Hadalo Macaan Oo Aad U Diri Kartid Qof Aad Si Dhab Ah U Jeceshahay.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *