0

Liverpool waxa ay kulankaas weyneysaaa Alcantara waliba sedex kulan ee socota ayuu ku maqnaanayaa dhaawac , sidoo kale Keita ayaa dhaawac fudud la maqnaanayaa

Xogta Kulanka 

*Waa markii ugu horeysay ee ay labadaan koox ku kulmayaan horyaalka tan iyo sanadkii 1989-kii halka kulankoodii horeeyay uu ahaa 1947-dii

*Guusha ugu dambeysay ee Benford ka gaaraan Lverpool waxa ay aheyd 1938-dii waxa ayna waqtigaas ku garaaceen 2/1

*Liverpool waxa ay dhaliyeen 4  gool sedexdii kulan ee ay kooxdaas la ciyaartay

*Liverpool xili ciyaareedkaan lagama badin waxa ayna qaabileen kaliya hal gool dhamaan 5ta kulan ee horyaalka ka ciyaareen waana markii ugu horeeysay tan iyo sanadkii 1977-dii


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *