Howlgalka Amisom Ee Somaliya Oo La Shaaciyay Xiliga Uu Dhamaanayo


Spread the love

Hawl galkia AMISOM ee Soomaaliya wuxuu si rasmi ah u shaaciyay in uu dhammaanayo hawl galku marka ay dhamaato bishan aynu ku jirno ee March.

31-ka bishan March ayuu hawl galku si rasmi ah u dhammaan doonaa sida ay war ay soos aartay ku sheegtay AMISOM.

Marka uu dhamaado hawl galakani, Soomaaliya iyo Midawga Afrika, waxay si rasmi ah u bilaabi doonaan hawl galka ATMIS oo lagu bedelayo hawl galka AMISOM, waana hawl gal kale oo nabad ilaalin ah bvalse ka duwan kan AMISOM.

ATMIS wuxuu kaga duwan yahay AMISOM, waa hawl gal ku meel gaadh ah. Waxa awooda fulinta iska leh dawladda Soomaaliya iyo amar siinta hawl galada, halka AMISOM aanay dawladda Soomaaliya wax faro galin ah ku lahayn.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments