Ilhan Cumar Oo Madaxwayne Biden Ku Cadaadinaysa In Uu Cuno-Qabataynta Laga Qaado Soomaaliya


Spread the love

Xidhibaanada lagasoo doorto gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, Ilhan Cumar, ayaa ku baaqday in dawladda Maraykanku ay cuno qabataynta saaran Soomaaliya ka qaado.

Ilhan ayaa u sheegtay maaxweynaha Maraykanka in uu dejiyo qorshe lagaga qaadayo cuno qabataynta dalka ay kasoo ejedo ee Soomaaliya, oo ay saaran yihiin cuno qabatayno kala duwan.

Xildhibaanada ayaa xustay in ay is bedeshay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii dib loo cusboonaysiiyay cuno-qabataynta sanadkii 2012, imikana loo baahanyahay in dib loo eego arinatas.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments