” Kaftanka Maanta. Kartoon Kartoon Baa La Dheelayaa Nooh ” .


Spread the love
W/Q: Xildhibaan Guruuje

Sheekaba sheeko ayay
keentaaye waxa la yidhi  waggii dagaalkii
1977 ayaa nin Benaadiri ah dagaalkii la geeyey, dabeeto nin iska reer magaala
buu ahaaye wuxuu arkey diyaarado haamo waawayn cirka kasoo daadinaya iyo
madaafiic waawayn oo dhulka ku dhacaysa.

 

Markaasaa ilayn
filimadii uu ka daawan jirey shaneemooyinka mogdisho xitaa waxaa kumuu arkine
intuu aad u yaabey ayuu yidhi ” Aboowe foosta foostaa la dheelayaa nooh
” imika waa halkaase  somaliland
imika kartoon kartoon baa la dheelayaa nooh

 

W/Q: Xildhibaan Guruuje

 


Like it? Share with your friends!