0

Horyaalka premier League ayaa maraya meel xiiso leh kadib markii la ciyaaray 5 kulan ilaa haatan kadib markii uu bilowday horyaalku xilli ciyaareedkan.

Kooxda Man United ayaa ah kooxda goolasha ugu badan ka dhalisay premier League ilaa haatan xilli ciyaareedkan iyaga oo dhaliyay 13 gool 5-tii kulan ee ay ciyaareen.

Dhanka kal kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa ku xiga iyaga oo dhaliyay min 12 gool ilaa haatan horyaala premier League xilli ciyaareedkan kadib 5 kulan oo ay ciyaareen.

Kooxaha Man City iyo West Ham ayaa ku xiga iyaga oo dhaliyay min 11 gool oo horyaalka premier League ah xilli ciyaareedkan kadib 5 kulan oo ay ciyaareen horyaalka.

Kooxda Everton ayaa ku xigta iyaga oo dhaliyay 10 gool halka kooxda Aston Villa dhalisay 8 gool iyada oo Brighton ku sii xigto iyaga oo dhaliyay 7 gool oo premier League ah.

Sii Akhriso: Sideed Ku Garanaysaa Qofka Si Qarsoodi Ah Kaaga Fikirayo?


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *