0

Waxa la soo saaray liiska xiddigaha da’yarka ah ee u tartami doona xiddiga da’yarka ah ee Abaalmarinta wiilka dahabka ah ee sanadka 2021.

Xiddigaha da’yarka ah ee ugu fiican ayaa sanad walba la gudoonsiiyaa abaalmarinta Wiilka dahabka ah iyada oo lagu qiimeeyo qaab ciyaareedka xiddigaha ee xilli ciyaareedkii hore.

Shabakada Tuttosport oo bixisa abaalmairnta ayaa shaacisay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta wiilka dahabka ah ee sanadka iyada oo ay abaalmarinta u tartami doonaan xiddigaha qaab ciyaareedka fiican so bandhigay.

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jude Bellingham ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta kadib qaab ciyaareed fiican oo uu soo bandhigay.

Dhanka kale xiddigaha Arsenal iyo Man United ee Bukayo Saka iyo Mason Greenwood ayaa ka mid ah liiska 6-da xiddig ee u tartami doona abaalmarinta.

Sii Akhriso: Qaabkee Ayaad Gabadha U Waydiisan Kartaa Numberkeeda Marka Aad Aragtida Ugu Horaysa Kaga Heshay

  • Jude Bellingham – Borussia Dortmund
  • Karim Adeyemi – RB Salzburg
  • Rayan Ait-Nouri – Wolves
  • Ander Barrenetxea – Real Sociedad
  • Myron Boadu – Monaco
  • Brian Brobbey – RB Leipzig
  • Eduardo Camavinga – Real Madrid
  • Rayan Cherki – Lyon
  • Mohamed-Ali Cho – Angers
  • Francisco Conceicao – Porto
  • Jamal Musiala – Bayern Munich
  • Charles De Ketelaere – Club Brugge
  • Ersin Destanoglu – Besiktas
  • Jeremy Doku – Rennes
  • Eric Garcia – Barcelona
  • Bryan Gil – Tottenham Hotspur
  • Goncalo Ramos – Benfica
  • Ryan Gravenberch – Ajax
  • Mason Greenwood – Manchester United
  • Josko Gvardiol – RB Leipzig
  • Pedri – Barcelona
  • Ilaix Moriba – RB Leipzig
  • Odilon Kossounou – Bayer Leverkusen
  • Noni Madueke – PSV
  • Felix Mambimbi – Young Boys
  • Gabriel Martinelli – Arsenal
  • Mykhaylo Mudryk – Shakhtar Donetsk
  • Mohamed Ihattaren – Sampdoria
  • Nuno Mendes – Paris Saint-Germain
  • Roberto Piccoli – Atalanta
  • Bukayo Saka – Arsenal
  • Yeremi Pino – Villarreal
  • Gio Reyna – Borussia Dortmund
  • William Saliba – Marseille
  • Martin Satriano – Inter Milan
  • Luke Thomas – Leicester City
  • Khephren Thuram – OGC Nice
  • Jurrien Timber – Ajax
  • Florian Wirtz – Leverkusen
  • Ilya Zabarnyi – Dynamo Kyiv

Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *