0

Jubaland ayaa taageertay go’aanka Ra’iisul wasaare Rooble, iyagoo kasoo hor jeestay Farmaajo iyo warqaddiisa.

“Sidoo kale, Dowlada Jubaland waxay cambaareynaysaa mas’uuliyad darrada uu ku kacay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee u ku xagal daacinayo go’aamada iyo mas’uuliyadaha Ra’jisul Wasaaraha dalka.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *