” Madaxwaynaha Waxaa Looga Fadhiyaan, Jid Aan Jare Ka Dhicin “.


Spread the love

Xildh. Ahmed Nour Guruje

Ciyaarta shaxda marka la ciyaarayo waxaa jirta mar
ay is xidho oo ay jiq noqoto, markay sidaasi dhacdo  qofka god u banaan yahey waxaa daw loogu
leeyahy in uu baneeyo jid aanu jare uga dhicin oo aanu so gaara uga faa’idaysanin.

 
Sidaas oo kale marka arrimuhu murgaan wadamada
hanaanka madaxwaynaha ku shaqeeya, madaxwaynayaasha ayaa keena xalalka laggu
fardaamiyo culaysyada jira.

 
Sidaas markay tahey maanta madaxwaynaha waxaa looga
fadhiyaa fududaynta dariiqa loo marayo xalinta khilaafka taagan, kaas oo ah jid
aan jare ka dhicin.

 

 


Like it? Share with your friends!