Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir


Spread the love

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.Masuuliyiinta cusub ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kala ah:Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo MaaliyaddaMaxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga C/Casiis Cismaan Maxamed Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Bulshada Xasan Maxamed Jimcaale Guddoomiye Ku-Xigeenka Howlaha GuudFaysal Carraale Afrax Xog-Hayaha Guud.Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Axad, 20-ka Nofeembar 2022.Horseed Media


Like it? Share with your friends!