Madaxweynaha Turkiga oo booqasho rasmi ah ku jooga Imaaraadka Carabta.


Spread the love

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horeysay booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta muddo ku dhow toban sano iyadoo xiriirka labada dal uu soo hagaagayo.

Sheekh Maxamed Bin Zayed Ala Nahyan oo ah Amiirka Abu Dubai ahna ku xigenka taliyaha sare ee ciidanka Imaaraadka, ayaa Ankara booqday bishii November ee la soo dhaafay markaa oo ay heshiisyo maalgashi oo balaayiin doolar ku kacaya ay kala saxiixdeen labada dhinac.

Calanka Turkiga ayaa la dul suray dhismaha aadka u dheer ee Burji Khaliilaf ee Magaalada Abu Dhabi.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments