0

Sida la ogyahay madaxweynuhu marar badan ayuu sameeyey wax umuuqday is qarxin siyaasadeed (political suicide) lkn rani waxey umuuqataa mid u dhamaynaysa mustaqbalkiisa siyaasadeed maanta iyo bribe waxayna baanaanka soo dhigtay astaamihiisa kali talisnimo oo aan dadku wada ogayn maxaa uyeelay waxyaabaha kali taliyaha (dictator shipka) ayaa waxa madam in dadka yar oo uduleeyo kuwa badan iyo inuu difaaco tuhmanayaalka lagu hayso xuquuqda aadanaha,

Ugu dambayn dadka soomaaliyeed samaha jecel waxa lagudboon iney xaqa garab istaagaan xaqa si ay cadaalad u helaan ikraan iyo muwaadiniinta fara badan oo kudhitay sida ikraan oo kale, iyo inaan lagula kicin muwaadiniin leh xuquuqda ikraan ookale ah wax xad guduba,

Siyaasiyiinta soomaalidana waxan dhigo lahaa Ugaara waxa jura qof markuu arko in laga garhelayo gacan kahadal bilaaba si wixii looga gar lahaa meesha uga waxaan wax kaweyni uyimaadaan waxan ula ujeedaa dalka maskax lagu samata bixiyo Laguna fogaado wax walba oo caqabad ku noqon kara geedi socodka doorashada oo aan fursad lasiin halo dhiga ah cadyohow walee ama ku cunay ama kuciideeyey,

Gabagabadii dalka allaha noo hagaajiyo diintana allaha nagu toosiyo,

Qore Mire Cabdi Tahliil


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *