Madaxweyne ku-xigeenka Putland oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Q M.


Spread the love

Muqdisho-KNN-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin iyo saraakiil  ka socday hay’adaha  Caalamiga ah ee  Xafiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha UNSOM iyo UNICEF.

Ujeeddada Kulanka ayaa ahayd Ilaaaalinta  Xuquuqda Aadanaha iyo sidii loo xoojin lahaa doorka ka  wada qaybgalka hurumarinta iyo Ilaaaalinta  Xuquuqda  Aadanaha.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa xafiiska xuquuqul aadanaha Puntland uga mahadceliyay shaqada muhiimka ah ee ay shacabka u hayaan, waxaana uu ku booriyay inay howsha halkaa kasii wadaan.


Like it? Share with your friends!