Madaxweynihii hore ee Ukraine oo weerar afka ku qaaday Putin.


Spread the love

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Ukraine haatanna ah xildhibaan Petro Poroshenko ayaa yiri “maanta waa maalin musiibo ah” balse Ukraine way guuleysan doontaa.

Wuxuu ka hadlayay bannaanka dhismaha baarlamaanka iyadoo xildhibaannadu ay shir degdeg ah ku qabteen Kyiv.

Poroshenko, oo xilka dalkaasi hayay 2014-19, ayaa sidoo kale madaxweynaha Ruushka President Vladimir Putin ku tilmaamay Hitler-ka maanta.

Xaalad adag ayaa ka dhex taagan baarlamaanka Ukraine, iyadoo dad badan oo hubeysan ay gydaha ku jiraan.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments