Magac Ba’ay Dhe Maantaba Haddaan Seegay Marinkaygi,Ma Mujaahid Baanahay Markaan, Maxasta Laynaayo.


Spread the love
W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim,[A.S.C.W.R.W.B]

 

  Tu khaas
ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.

 

Marwo dumar ah lama taaban jirin,Mumin iyo gaale,

 

Ma mujaahid baan ahay,Markaan maxastan laynaayo,

 

Magac ba’ydhe maantba,Haddaan seegay marinkaygi,

 

Ma mujaahid baan ahay,Markaan maxastan laynaayo

 

Maxaabiis mastaafurin ahoo,Mudun fog loo doofshay,

 

Ma mujaahid baan ahay,Markaan maxastan laynaayo,

 

Maantay koow inoo tahay,Marnaba maynu soo marin,

 

Ma mujaahid, baan ahay,Markaan maxastan laynaayo,

 

Maahmaaho raagaa ka hadhi,Murankan dheeraaday,

 

Ma mujaahid baan ahay,Markaan maxastan laynaayo.

 

                          Ismail Abdillahi
Handuleh.


Like it? Share with your friends!